Qoorqoor oo Garoowe uga qayb galaya Doodwadaag Deni soo qaban qaabiyey

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxwayne Qoorqoor iyo waftigiisa ayaa garoowe u tagay sidii ay uga qayb gali lahaayeen Dood wadaag usoo qaban qaabiyey Madaxwaynaha Puntland siciid cabdulaahi Deni taas oo looga hadlayo sidii looga Bixi lahaa ku meel gaarnimada Daba dheeraatay, waa hal kudhaga Deni u baxshay Doodwadaaga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.