Madaxwaynayaashii hore ee Soomaliya iyo Maryland Lawyer oo lagu helay boobka Xatooyo

shiiqshariif

Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa dambi baarayaasha Maraykanka ayaa ku eedeysay Garyaqaan Mareykan ah oo reer Maryland ah oo lagu magacaabo Jeremy Schulman inuu ku kacay qorshe khiyaano ah oo uu ku leexsanayo 12.5 Milyan oo dollar oo hantida Soomaaliya ah, isagoo wax is daba marsiinaya, lacagtaasi qayb ka mid ahna uu isagu jeebka ku shubtay

Qarammada Midoobay ayaa 16- July 2014 ku eedeyeysay Garyaqaan Jeremy Schulman iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay abaabulayeen in ay boobka hantida Soomaaliya ee dibadaha ku xayirnayd.

Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isna Mr Jeremy Schulman u xilsaaray inuu soo xero geliyo lacagihii Soomaaliya kaga maqnaa dibadaha.

Hadaba Maryland Lawyer dambiga lagu soo oogay hadii lagu helo waxaa laga yaabaa iyagana in maxkamad lasoo taago Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya xasan Shiiq iyo shiiq shariif Madaama ay ku kaceen Musuq masuuq iyo xatooyo Xoolo dadwayne.

Hoos ka Aqrsiro ayadoo english

U.S. Law Enforcement Takes Action Against Approximately 2,300 Money Mules In Global Crackdown On Money Laundering | OPA | Department of Justice

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.