Deni oo Canshuurtii ka joojiyey Shirkii Imaaradka ee maamusha dekada Boosaaso

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto Madaxweyne Lr. 06, 30 November 2020, ayaa ku wargeliyey Maamulka Dekadda Boosaaso in Khidmada ay qaado Shirkadda P&O Ports lagu shubo Akoonada Maamulka Dekeda Boosaaso.

Wareeegto Lr. 06, ee 30ka November 2020, kuna saabsan wargelin

Ku: Maamulka Dekedda Boosaaso

Og: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Laga billaabo 1da December 2020, waxaa Maamulka Dekedda Boosaaso lagu wargelinayaa in khidmada ay qaado shirkadda P&O Ports lagu shubo Akoonada hoos ku qoran ee Bangiyadda Amal iyo Salam oo ay leedahay Maamulka Dekeda Boosaaso;

1. Bangiga Amal AC. 10136770592.

Bangiga Salam AC. 80650000

Fulin Wacan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.