Dhageyso:Maxamuud Sayid oo sheegay hadaan la qancin Cabdixaashi Doorasho ma dhacayso

maxamudsayid

Madaxweyne ku-xigeen Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaan doorasho aysan qabanayn inta laga qancinayo Cabashada Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdixaashi.

1 Comment

  1. Waa jaajus uhuro ufadhiyo kismanyo
    Laakin taariikhda ayaa nabartay
    Ninkaas iyo kuwa lamidka ah
    Mashay kudanbayen doonaan runtii nin
    60jir jaahil oo aan lahayen siyaasad fog iyo
    Kafakarka jiilasha danbe fakarkiisu waa
    Maanta oo kali ah kismanyo waa casimadii sadaxaad ee Somalia in kenya aay naguhaysato
    Walaahi waa gunimo somaliyay hadal waxa tari maayo dhulkaas kenya halaga badbaadiyo
    Waana arin utaalo dhamaan umada somaliyed

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.