Daawo:Bananbax looga soo Horjeedo Midowga musharaxinta oo ka dhacay Gedo

Shariif

Dibad baxyadii Maanta Kadhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Kuwaasi Oo Lagu Taageerayay Dowlada Federalka Somaliya islamarkaana Looga Soo horjeeday Hadalkii Dhawaan Kasooyeeray Siyaasiyiinta Mucaaradka Ee kushiray Hotel jaziira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.