Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

calan

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen  shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.
Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.