Daawo:Qasarihii Robabka Puntland u gaysteen iyo Deni oo qaraabasho ku maqan Bilo

deni

Roobkii ka da’ay magaalada Boosaaso ayaa waxa ay dhigeen Hoy la’aan Qoysas badan waxaayna kaloo gaysteen burbur soo gaaray guryo badan iyo dad ku nafwaayey.

Puntland waxaa kaloo u soo dheer qasaaraha Roobabka, Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa mudo kabadan Sadex Bilood ka qaman Puntland oo isagoo qaraabasho iyo dantiisa gaarka u jooga Nairobi iyo Dubai.

Tan iyo intii la doortay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni waxaa yaraa inta kuu joogay deegaanda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.