Daawo:Galmudug oo bahdil ugaystay Kooxda ciyaaraha Caabudwaq

salaad

Gudoomiyaha Ciyaaraha Degmada Caabudwaaq Salaad cabdikariin salaad ayaa ka warbixiyay qaabkii ay ku tageen dhusomareeb iyo wixi kalifay inay halkaas dib uga soo laabtaan.

Gudomiyaha Sports Degmada Cabudwaaq ayaa ka sheegay Sababaha ay uga Baxeen Ciyartoydoodii tartanka Galmudug ay la ciyaareyso maamul Goboledyada iyo Gobolka Banadir iyaga oo Sheegay in looga Baxay Balamo horey loola Galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.