Daawo:Beelaha Mudulood ayaa ka horyimid Shirka Musharaxiinta uga furmay Muqdisho

shariif

Golaha Horumarinta Danaha Beelaha Mudulood oo shir ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay san raali ka noqoneynin in dalkaan uu ka dhaco dagaal sokeeye.

Waxgaradka Beelaha Mudulood ayaa sheegay in loo baahan yahay Madaxda Dalka xukunta waqtiga u haray lagu tixgaliyo laguna shaqeeyo.

Dhanka kale waxgaradka Mudulood ayaa Musharaxiinta Dowlada ugu Baaqay inay tixgaliyaan nidaamka jira lagana yeeli maayo Qalalaase siyaasadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.