Daawo:Ugaaska Maxamed oo Puntland iyo Maamulka Somalida Itoobiya uga baaqay inay soo qabtaan niman Dil ka gaystay Caabudwaaq

ugaasmaxamed

Odoyaasha iyo Waxgaradka magaalada Caabudwaaq oo uu hormuud u yahay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa tacsi udiray ehelada iyo qaraabadii ay kabaxeen labo ruux oo shacab ah oo shalay lagu dilay Degmada Caabudwaaq.

Ugaas Maxamed Ugaas kayse ayaa Maamulka soomalida ee Madaxda u yahay Mustaf Cagjar iyo Puntland ugu baaqay inay soo qabtaan gacan ku dhiiglayaan dil ka gaystay Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.