Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Gedo ayaa dilkii shikshigow ku eedeyey axmed Madoobe

axmedmadoobe

Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Gedo oo shir ku qabtay Magaalada baardheere ee Gobolka Gedo ayaa Axmed Madoobe ku eedeeyn dilkii Allaha unaxariisto Wakiilkii Xawilaada iyo bangiga Amaal Magaalada Kismaayo Cabdulaahi Cabdisalaan Shikshigow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.