Daawo:Taliyaha Ciidanka Boliiska oo gaaray degmada Caabudwaaq

boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa Booqday xeryaha Boliiska degmada caabudwaaq iyo hoyga Ugaas Maxamed ugaas kayse.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.