Daawo:Beesha Mareexaan oo dilkii Wakiilka Amaal ku eedeysay Maamulka Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Kulan aya ku qabteen Magaalada Kismaayo Beesha Mareexaan ayaa waxay kaga hadleen dilkii Magaalada Kismaayo loogu gaystay goor duhura Wakiilkii Xawilaada iyo Bangiga Amaal Cabdulaahi cabdisalaan Shikshigow.

Odayaashaa iyo waxgaradkaan ayaa sheegay raga dilka u gaystay Cabdulaahi Shikshigow inaysan ka imaan Bananka Kismaayo balse ka yimdaadeen Xarumaha Maamulka Jubbaland.

Waxaa kaloo wagaradka sheegeen laamaha Amniga Jubbaland inaysan imaan goobtii dilka ka dhacay waxna ka qaban dilkii Shikshigow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.