Daawo:Waxgaradka Gedo oo ka horyimid hadal kasoo yeeray Ugaas Xasan Yarow

ugaas

Qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa Qaadacay hadalkii dhawaan Ka Sooyeeray Waxgarad ka soojeeda Beesha Sade Oo Kusugan Magalada kismaayo.

Waxgaradkaan kulanka ku qabtay Luuq ayaa sheegay Waxgaradkii ku shiray Kismaayo oo kamid ahaa Ugaas xasan Yarow kuma mataalaan beesha ay sheegteen waana odayaal Xabsi Axmed Madoobe ugu jira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.