Daawo:Dowlada oo furtay Wadada isku xirta KM4 iyo Terabuunka

Muqdisho

Waddada isku xirta Terabuunka iyo Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa furitaankeedu bilowday kadib markii laga qaaday dhagaxaantii taalay.

Maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha Amniga ayaa Bilaabay furitaanka wadooyinka Muqdisho ee xirnaa kuwaas oo shacabka dhib badan ku qabeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.