Daawo:Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Galmudug oo gaaray Caabudwaaq

galmudugwasiir

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore,Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Yaxye Xiish Sheekh Xuseen iyo Xildhibaan Sareec Cabdi Aadanayaa soo gaarey magaalada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud.

Wasiirada ayaa kormeer kutagay Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Tayo ee degmadda Caabudwaaq.

Dhanka kale Masuuliyiintaan ayaa socdaalkoodu uu salka ku hayay u tacsiyeynta qoysaskii dhawaan ay kadhinteen afar wiil oo walxaha qarxa ugu geeriyoodey magaalada Bangeelle.

Hoos kadaawo warbixintii ayaanle cabdulaahi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.