Shacabka Sool iyo Sanaag Dhaaliil u jeediyey Farmaajo

Farmaajo

Shacabka Gobolka Sanaag ayaa aragtidooda ka dhiibtay Su’aal Madaxweyne Farmaajo la weydiiyey Gobolada Sool iyo sanaag oo la xariirta arimaha Doorashada taas oo ka gaabsaday inuu ka jawaabo.

1 Comment

  1. waxay u egtahay in madaxweynuhu uu diidayey inuu meesha ka sheego fegrad aan la isku raacsaneyn-dhinac waa puntland ,dhinac waa soomaaliland,dhinac waa shacabka gaar ahaan(dhulbahante)oo si aad ah u kala raacsan shaqsiyan kala jooga Hargeysa iyo Garowe.
    laakiin ugu yaraan aragti tiis ah buu dhiiban karay iyo waxa uu la jecel yahay shacabkaas-
    su’aasha gabadhu weydiisay waxay aheyd su’aal la fili karay-in jawaab la isla ogol yahay uu farmaajo ku jawaabana waxay aheyd wax aan suurogal aheyn-waa la isku haystaa ,iyo dadku mowqif mideysan malahana ma uusan oran karin oo wey kasii darnaan laheyd.
    waxaa la wada ogyahay in farmaajo xiriir dhaw (sokeeye)la leeyahay goboladaas aadna ay isula socdaan waxgalka iyo dhaqanka shacabka goboladaas,waxaan qabaa inuu ku jawaabay jawaab wax badan xeerinaysay-

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.