Bananbax looga Soo Kenya iyo Axmed madoobe oo Bari ka dhacaya Caabudwaaq

axmedmadoobe

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa bari ka dhacaya Bananbax wayn oo loogu soo horjeedo Xasuuqa Ciidamada Kenya ka gaysteen Gobolka Gedo iyo Dulmiga Axmed Madoobe ku haya Jubbaland.

Bananbaxyadaan ayaa waxay horay uga dhaceen Degmooyinka Gobolka Gedo iyo qaybo kamida Dalka Soomaaliya.

wararkeena Bari kala Socda warar Dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.