Daawo:Haween ku hubeysan Qoryo iyo fallaaro oo dibadbax ka dhigay Garbahaaray

garbaaharay

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka gedo ayaa waxaa ka dhacay Bananbax ay ka qayb qaateen dad aad u tira badan kuwaas oo ka qiiraysan Dilkii foosha xumaa ee Ciidamada Kenya ka gaysteen Deegaan Yodda oo hoos tagta Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

dibad baxyadaan oo u badnaa Haween ayaa waxay ku hubaysanayeen Qoryo, Tooray, Faasas iyo Midiyo ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka dhana Ciidamada kenya iyo Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.