Daawo:Xildhibaanada Dowlada oo Kenya ku eedeyey Xasuuqii ay ka gaysatay Ceelwaaq

MAGAN

Qaar kamida Xildhibaanda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamada Kenya ku eedeeyay weerar lagu dilay dad xoola dhaqato ah oo ka dhacay Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Xildhibaaanada kala ah Daahir Amiin Jeesow, Faarax Xasan, Xaashim Nuur Aadan iyo Maxamuud Cali Magan oo ka tirsaN Barlamaanka Soomaliya ayaa waxay ka warbixiyeen Dad shacaba oo Ciidamada Kenya ku dileen tuulada Yoda oo u dhaxaysa Dhamase iyo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.