Cabdiraxman C/Shakuur oo Raali galin siiyey Ra’iisalwasaare rooble Farmajana u mahadceliyey

cabdiraxmancabdishakur

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxtooyada Soomaliya kulan kula qaatay Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa marka hore waxuu Raali galin ka baxshay qoraalo uu horay usoo dhigay bartiisa facebooga ee ahayd inuu madaxwayne Farmaajo Magacaabayo Ra’iisalwasaare Magackuyaal ah, Damac siyaasi lahayn, oo Bani’aadam ahayn.

Dhanka kale Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Madaxwayne Farmaajo uga mahadceliyey Magacaabista Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen rooble.

Ugu dambayntii kulankii Ra’iisalwasaare Rooble iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxuu kusoo dhamaaday is fahan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.