Xulista Golaha Deegaanka oo Dhuusamareeb ka bilowday

waayeel

Wasaaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib u Heshiisiinta Galmudug ayaa Dagmada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Dhuusamareeb.

Munasabadan oo ay kasoo qayb Galeen Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug mudane cabdi Wayeel, Wasiirka Kuxigenka Wasaradda, Wasiirka Dowlaha Wasarada, mamulka Dagmada Dhuusamareeb, masuliyiin katirsan Galmudug, iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada Dagmada Dhuusamareeb ayaa kusoo dhamatay in siwada jira looga qayb qato Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.