Deni oo Qoorqoor ka raali galiyey Maqnaanshihii Shirkii Dhuusamareb 3

Qoorqoor

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa casuumay Madaxweynaha Punland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa ku wada kulmeen hoyga Qoorqoor  uu ka deggan yahay Muqdisho.

Qoorqoor iyo Deni ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah sida arrimaha doorashooyinka iyo  shirka ka socda Muqdisho.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa Madaxwaynaha Galmudug ka raali galiyey ka maqnaanshihii Shirlii Dhuusamareeb 3 taas oo iu Qoorqoor Soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.