Madaxwaynayaasha Hirshabeele iyo Koonfurgalbeed oo kulan wada yeeshay

Waare lagtagarren

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo howla shaqo ujooga Magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare oo Booqasho iyo Salaan ugu yimid.

labada Madaxwayne ayaa kawada hadlay shitka dhawaan ka furmaya Muqdisho ee u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.