Daawo:Xildhibaan Jeesow oo sheegay Xidig inuu yahay Jaajuus

madoobe

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxuu dhaliil u Jeediyey Xildhibaan xidig waxuuna ku tilmaamay Sadex Kaarle shalay Tikree u shaqeynayay oo Jaajuus u ahaa, maanta waxaa uu u shaqeynayaa Imaaraad iyo Kenyaati.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.