Bananbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Baladxaawo

baladxaawo

Magaalada baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa kasocoda bananbax wayn oo looga soo horjeedo Axmed Madoobe laguna taageerayo ciidamada Dowlada ee kusugan Gobolka gedo.

Bananbaxayaasha ayaa waxay Masirka axmed madoobe ku gubeen Magaalada Gudaheeda waxaa kaloo ku dhawaaqayeen Erayo ay kamid yihiin Dooni Mayno axmed Madoobe iyo hoos joogayaashiisa.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.