Daawo:Deni oo ku edeeyey Madaxdii hore inay dayaceen Muqdisho

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad ka jeediyay kulanka soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay Magaalada Muqdisho inay ka muuqato Burbur iyo Dayac taas oo ay kamasuul yihiin Madaxdii hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.