Daawo:Shir Looga soo horjeedo Axmed Madoobe oo Muqdisho ka dhacay

axmedmadoobe

Isbahaysiga Isbadaldoonka Jubaland ayaa Muqdisho ku qabtay kulan qaban qaabo ah oo loogu diyaargaroobayo Shirweyne looga tashanayo aayaha Jubaland oo lagu qaban doono Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano, Ururada Siyaasadeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayey ka soo saareen Warmurtiyeed Dhowr Qodob ka kooban, waxaana saxaafadda u aqriyay Guddoomiyaha Isbadaldoonka Jubaland Aadan Afeey Max’uud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.