Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

shamiito

Daawo:Wasiir ka tirsan Jubbaland oo canbaarayn ujeediyey Axmed Madoobe

26th August 2020 admin 0

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxuu sheegay inuu Canbaareynayo Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee jubbaland Axmed madoobe […]

safiir

Sawiro:Madaxwaynaha Nigeria oo warqada aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya

26th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ee safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow. […]

Mursal

Guddoomiyaha Barlamaanka oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka Baarlamaanka iyo Kan Madaxa Banaan

26th August 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa la kulmay guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka, wuxuuna ka dhagaystay warbixin ku aadan […]

mahdi

Sawiro:Sii Hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ayaa Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha

26th August 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxuu kulan kula qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka […]

shaashaa

Sawiro:Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo Fariin udiray warbaahinta Soomaliyeeed

26th August 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu saxiixay […]

xamza

Sawiro:Wasiirka Gargaarka Soomaaliya oo gaaray Dhuusmareeb

26th August 2020 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka xukuumadda federaalka Soomaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa gaaray magaalada Sama-reeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wafdiga […]

macalimu

Sawiro:Shirka Wadatashiga Maamulada gobolka Gedo oo baladxaawo ka Furmay

26th August 2020 admin 0

Shirka wadatashiga Maamulada Degmooyinka Gobalka Gedo ayaa Maanta ka furmey Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, Gudoomiyaasha iyo masuuliyiinta Degmoyinka Gobalka Gedo ayaa ka qeyb galaya […]

waare

Sawiro:Madaxweyne Waare oo Mashaariic ka daahfuray degmada Warsheekh

26th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka goboleedka  Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo halkaas si weyn loogu […]

xeefow

Daawo:Xildhibaan Xeefow oo sheegay Cayr la’aantii inaysan Galmudug Socon karin

25th August 2020 admin 0

Kulan ay ka qayb galeen Waxagarad, dhalinyaro, siyaasyiin iyo haween ayaa waxaa lagu qabtay Deegaanka Miiracad ee Duleedka Magaalada Dhuusmareeb. Shirkaan oo gogal xaar u […]

Wasiir

Sawiro:Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay nafaqada Caruurta iyo Haweenka Soomaaliya

25th August 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan Gaara ahaan UNICEF-Somalia, Waxaa sharaf Weyn u ah in […]

laftagareen

Sawiro:Madaxwayne Laftagareen oo Booqday wasarada Maaliyada Koonfurgalbeed

25th August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha Dadaalada Loogu adeegayo Shacabka Koonfur […]

Macalimu

Maamulka Gobolka Gedo oo tageeray Shirkii dhuusamareb 3

25th August 2020 admin 0

War-saxafadeed ka soo baxay maamulka Gobalka Gedo ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuuramareeb 3 kaas oo ay ka qayb galeen Madaxwaynaha […]

mahdi

Sawiro:Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha oo booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

25th August 2020 admin 0

Sii hayaha Xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta  kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu ugu kuur galayay xaalada […]

geel

Dabdamiska Hargaysa oo u Gurmaday Neef geel oo God ku dhacay

25th August 2020 admin 0

Tuulada Toon ee Koonfurta magaalada Hargeysa ayaa Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa maanta uga gurmadeen Neef Geela oo ku dhacay God. Maalmihii u dambeeyay waxaa aad […]

nabadoon

Nabadoon kamida Nabadoonada Hiiraan ayaa lagu dilay Muqdisho

25th August 2020 admin 0

Maleeshiyaad Bastoolado ku hubaysan ayaa saaka Xaafad ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolkaan Baanadir waxaa ay ku dileen Nabadoon siweyn looga yaqaanay Gobolka Hiiraan. Ciidamo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes