Daawo:Wasiir ka tirsan Jubbaland oo canbaarayn ujeediyey Axmed Madoobe

shamiito

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxuu sheegay inuu Canbaareynayo Madaxwaynaha ku meel gaarka ah ee jubbaland Axmed madoobe iyo Maamulkiisa sharci darada ku dhisan.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa cambaareyntaan Axmed madoobe u jeediyey mar uu ka qayb galay shirka Maamulada gobolka Gedo uga furmay Magaalada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.