Dabdamiska Hargaysa oo u Gurmaday Neef geel oo God ku dhacay

geel

Tuulada Toon ee Koonfurta magaalada Hargeysa ayaa Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa maanta uga gurmadeen Neef Geela oo ku dhacay God.

Maalmihii u dambeeyay waxaa aad u soo badanayay in gurmad laga soo dalbado duleedada magaalada, iyadoo ciidanku todobaadkii hore laba hawlgal ugu baxay Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa.

Ciidanka ayaa ku guuleyatay inay Neefkaas isagoo nool ka soo samatabixiyaan godkaas.

hoos ka daawo Video

https://www.facebook.com/DabdemiskaSomaliland/videos/633041387413156

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.