Guddoomiyaha Barlamaanka oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka Baarlamaanka iyo Kan Madaxa Banaan

Mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa la kulmay guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dastuurka, wuxuuna ka dhagaystay warbixin ku aadan guulaha laga gaaray geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka iyo caqabadaha hortaagan dhamaystirka Dastuurka.

Guddoomiyahu wuxuu bogaadiyey hawsha ay qabteen labada guddi asagoo lawadaagay sida xal loogu heli lahaa caqabadaha heysta.

Labada Guddi ayaa looga fadhiyaa inay dib u qaabeyn ku sameyaan qabyo qoraalka dastuurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.