Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

Waare

Madaxwayne Waare oo Xildhibaano u magacaabay Wasiiro

2nd August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1/8/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle, Saalax Maxamed […]

jinsiyada

Dowlada Soomaaliya oo Sharuudo duldhigtay dadka ka imaanaya dalka dibadiisa

2nd August 2020 admin 0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo tixraacaysa Go’aankii kasoo baxay Kulankii Golaha wasiirada ku meelgaarka ah 30 July 2020 ayaa Waxay war kasoo […]

deni

Daawo:Deni oo Dhaliil u Jeediyey Xukuumada Soomaaliya

2nd August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay lagu […]

Xoghaye

Ra’iisalwasare kuxigeenka oo xilka kaqaaday xoghayihii uu magacaabay maalmo ka hor

1st August 2020 admin 0

28 July 2020 ayaa Xoghayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, xilka ku wareejiyay xogahayaha cusub ee KMG ah Abdirisak Xuseen […]

kaah

Daawo:Puntland oo ku dhawaaqday Xisbiyada Siyasadeed ee la diiwangashay

1st August 2020 admin 0

Guddiga KMG ee doorashooyinka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhawaaqay ururadasSiyaasadeed ee laga diiwan gashay Deegaanada Puntland waxaana ugu horeeya Xibiga Madaxwaynaha Puntland.

masjid

Daawo:Fadlan ka qayb qaata Dhismaha Masjidka Magalada Garbahaaray

1st August 2020 admin 0

Masjidka Magaalada Garbohaarey ee Gobolka Gedo oo ka mid ah Goobaha Taarikhiga ah ayaa ah mid xiligaan burbursan kaas oo looga Baahan yahay Muslimiinta inay […]

laftagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo ka warbixiyey Safarkiisa Muqdisho ku yimid

1st August 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes