Ra’iisalwasare kuxigeenka oo xilka kaqaaday xoghayihii uu magacaabay maalmo ka hor

Xoghaye

28 July 2020 ayaa Xoghayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, xilka ku wareejiyay xogahayaha cusub ee KMG ah Abdirisak Xuseen Aaden.

Sii hayaha Xika Ra’iisalwasaraha Soomaaliya ahna Ra’iisalwasaare ku xigeen Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Maanta oo ah Sabti 01/08/2020 Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah uu u haayo xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R’iisul wasaaraha. Waxuu bedelayaa Cabdirisaaq Xuseen Aadan oo si KMG ah horay ugu hayay xilkaan.

Cabdirisaaq Xuseen Aadan ayaa Xilkaan si ku meel gaara u hayey 5 maalmood waxaana lagu badal Xoghaye kale oo ku meel gaar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.