Daawo:Wiil Arday Jaamacadeed oo yaanyo dibada laga keenayey dalka Ku beeray

muqdisho

Cabdiraxmaan Sabriye oo ah arday wax ka barta Jaamacada ummada Xarunteeda Muqdisho ayaa markii ugu horeysay u suurtagashay inuu beero Yaanyo naadir ay tahay in dalka lagu beero taas oo laga keni jiray Dalka Dibadiisa.

Cabdiraxmaan sabriye ayaa Dowlada Soomaaliya gaar ahaan wasaarada Beeraha ugu Baaqay inay garab istaagto dhalinyarada asagoo kale ah oo dalka wax kusoo kordhinaaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.