Daawo:Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo eed loo Jeediyey

Galmudug

Waxgarad Ka Soo Jeeda Mid Ka Mid ah Beelaha Dega Gaalkacyo Qaybta Galmudug ayaa Ka Soo Horjeestay Hanaanka Awood Qeybsiga Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Beeshaan Shirka ku qabatay Koofurta gaalkacyo ayaa waxay eed usoo jeedisay wasaarada Arrimaha gudaha Galmudug taas oo Xubno kasocda wasaarada ay ku sugan yihiin Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.