Sawiro:Kulan Lagu Xalinayo Mooshinkii laga Keenay Gudoomiye Gacal oo ka dhacay Dhuusamareeb

Gacal

Magaalada Dhuusamreeb Caasumada Maamulka galmudug Waxaa ka dhacay Kulan lagu xalinayo Mooshinkii laga keenay Gudoomiyaha Batlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xalay casho sharaf u sameyay Gudoonka iyo Xubnaha Barlamanka Galmudug

Cashadan oo ka dhacayday Hoyga Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dhageysan lahaa tabashada Xildhibaanada Galmudug loona hakin lahaa mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Kulankii xalay ayaa waxaa khudbado ka jeediyay Xildhibaano ,Gudonka Barlamanka Galmudug iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.