Madaxweyne Mustafe Cagjar oo darajooyin Gudoonsiiyey ciidanka kahowlgala Magaalo Qaran

cagjar

Madaxwaynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah ayaa socdaal gaaban kugaaray Tuulada magaalo qaran.


Ujeedada safarka madaxwaynaha ayaa ahaa dhiiri galinta iyo abaalmarinta Ciidanka xooga gaarka ah ee liyou policeka gaar ahaan ciidanka madaxtooyada ee fadhigoodu yahay magaalo Qaran kuwaasi oo kuguulaystay Fashilinta iyo Qabashada Hub badan oo larabay in deegaanka si sharci daro ah lagusoo galiyo siloo khalkhaliyo amniga iyo xasiloonida deegaanka iyo dalka.

Waxaana guud ahaan darajooyin lagu taxay ciidanka magaalo qaran Darajooyinkaasi oo uu uxiray Madaxwayne mustafe muxumed cumar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.