Khayre iyo Wakiilka midowga Yurub oo kawada hadlay arimaha Doorashada

Khayre

Ra’iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali  Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga,

Ra’isulwasaare kheyre iyo safiirka ayaa ka wada hadlay qabashada Doorashada Qaranka, dib u habeynta Amniga iyo dhameystirka Hannaanka deyn cafinta dalka oo meel wanaagsan maraya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.