Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Xeraale

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa loogu soo dhaweeyey Magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Wefdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, iyo xubno ka tirsan Golleyaasha xukuumadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.