Daawo:Suuq ku yaala Garoowe oo dab ka kacay

dab

Suuqa weyn ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka kacay Dab sababay khasaaro gaystay burbur hantiyeed, waxaana Daminta Dabka Qayb wayn ka Qaatay Bulshada ku dhaqan Garoowe iyo Dab damiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.