Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

balanbal

Daawo:Balanbale oo War saxafadeed ka soo saartay Fowdadii Wasiirka Qorshaynta Galmudug

1st June 2020 admin 0

Maamulka iyo Bulshada Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa kulan ay yeesheen waxay war saxaafadeed kasoo saaren hadalo aan wanagsanayn oo Wasiirka qorshayanta Galmudug Cabdinaasir […]

bardheere

Sawiro:Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Gobalka Gedo

1st June 2020 admin 0

Mas’uuliyiin ka socota Xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay Baardheere, Garbahaarrey, Doolow, Luuq iyo […]

laftagareen

Daawo:Dhiiragalin loo soo sameeyey tartamayaashii Buurxakabo

1st June 2020 admin 0

Munaasabadaan lagu dhiirigalinayay tartamayaashii Buurhakaba ee ku guuleystay tartan cilmiyeedkii degmooyinka Gobollada dalka oo Warbaahinta Qaranka ay qabato bisha Ramadan sanadkan kasta ayaa waxaa ka […]

xeefow

Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Aflagaado u gaystay Bulshada Balanbale

1st June 2020 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii Wasiirka Qorshanta Galmudug Cabdinaasir Geele uu Magaalada Guriceel ka sheegay hadalo aan munaasib ahayn oo Qab yaaladeysan waxuuna ka reebay Degmada […]

xaliimo

Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada

1st June 2020 admin 0

Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in […]

muse

Daawo:Somaliland oo Qofkii 22aad uu Ugeeriyooday Karoona

1st June 2020 admin 0

Cudarka dilaaga ee Coronavirus ayaa Dhibaato badan ku haya deegaanada soomaliland waxaana korortay dadka u dhimanaya iyo kuwa usoo ridanaayo Fayriska Covid19.

bardheere

Sawiro:Degmada Bardheere oo lagaarsiiyey qalabka looga Hortago Covid19

1st June 2020 admin 0

Degmada baardheere ee gobolka Gedo waxaa maanta soo gaaray wafdi kasocday Dowlada Federaalka ee Soomaliyeed gaar ahaan wasaarada caafimaadka kuwaas oo soo gaarsiiyey qalab caafimaad […]

Posts pagination

« 1 … 17 18

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes