Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Aflagaado u gaystay Bulshada Balanbale

xeefow

Dhawaan bay ahayd markii Wasiirka Qorshanta Galmudug Cabdinaasir Geele uu Magaalada Guriceel ka sheegay hadalo aan munaasib ahayn oo Qab yaaladeysan waxuuna ka reebay Degmada Balanbale ee Gobolka galgaduud mashaariic ay maan galinayso Midowga Yurub oo laga hirgalinayo Magaalooyinka Galmudug.

Dhan kale Xildhibaan Mursal Mohamed Yusuf xefow oo kamida Xildhibaanada Galmudug ahaana Afhayeenkii Shiiq Shaakiir ayaa si bareera u aflagaadeeyey Bulshada Balanbale waxuuna Sheegay War saxaafadeedkii kasoo baxay Banaanbixii bulshada Balanbale ay ku dalbanaayeen in wasiirka Qorshaynta Galmudug xilka laga qaado iyo in Magaalooyinka Galmudugna si cadaalad waxa loo qaybiyey “war dad wax magarato ah qoreen”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.