Sawiro:Degmada Bardheere oo lagaarsiiyey qalabka looga Hortago Covid19

bardheere

Degmada baardheere ee gobolka Gedo waxaa maanta soo gaaray wafdi kasocday Dowlada Federaalka ee Soomaliyeed gaar ahaan wasaarada caafimaadka kuwaas oo soo gaarsiiyey qalab caafimaad oo looga hortago COVID19.

waftigii ka socday Wasaarada caafimaadka Soomaliya iyo maamulka Demagada Baardheere ayaa booqday cisbitalka wayn ee degmada si loogu kuurgalo habsami usocdka hawlaha shaqo ee cisbitalku u hayo bulsada deegaanka.

bardheere
baardhere
bardhere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.