Ra’iisalwasaare Khayre oo Dalka Dib ugu soo laabtay

khayre

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Mursal Sh. Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire iyo wafdigii kale ee afartii maalin ee lasoo dhaafay Djibouti u joogay wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa caawa dib ugu soo laabtay dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.