Daawo:Beel kamida Beelaha daga Hobyo oo hal Mowqif wada qaatay

murursade

Beel kamida Beelaha daga Gobalka Mudug gaar ahaan Dagmada Hobyo ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog wareysi ah u sameeyay Ugaaska, Xilibaanada ku matala Faderaalka Iyo Kuwa Galmudug.

Kulankaas loo dhigay Ugaaska iyo Siyaasiyiinta Murursade ayaa ahaa is xogwareysi iyo is marxabayn waxaana laysla qaatay inay Beesha Murursade hesho Qoonadadii ay ku lahayn Maamulka iyo golaha deegaanka Magaalada Hobyo Madaama yihiin Beesha Sedexaad ee ugu Badan Deegaanka Hobyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.