Jeneraal Odawaa oo Caabudwaaq soo Gaaray ayaa la Kulmay Ugaas Guud ee Beesha Sade

ugaas

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliya Jeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta soo gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Safarka taliyaha uu ku soo gaaray Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku wehliya saraakiil ka tirsan qaybaha 21-aad iyo 27-aad ee xoogga dalka sida Genaral Saalax yacquub oo ah Abaanduulaha qaybta 27-aad iyo Gaashaane Aadan Siyaad Cabdi Abaanduulaha Qaybta 21-aad.

Taliyaha ayaa markii uu soo gaaray Caabudwaaq waxaa uu booqasho salaan ah uu ku soo gaaray Guriga uu ka dagan yahay Degmada Caabudwaaq Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kamdi ah Madaxda dhaqanka Soomaaliyeed.

Warkaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Naftaada Nabada Bar.

odawaa
ciidan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.