Daawo:Xildhibaan Xidig waa ka xunahay in Beel lagu tilmaamo Heshiikii Nairobi

Axmedmadoobe

Dhawaan bay hayd markii Heshiis uu magaalada Nairobi ku dhex maray Axmed Madoobe iyo saaxiibadii ahna Isku beel.

Xildhibaan Xidig ayaa Magaalada Kismaayo ka sheegay inuu ka xun yahay Hadalkii ergayga midowga Afrika ee soomaliya Francisco Madeira ka jeediyey Qaramada Midoobey ee ahaa inay heshiiyeen Axmed Madoobe, Seerar, xildhibaan Xidig iyo Shiiq Daahir oo hal beel kasoo jeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.