Mahad Salaad oo loo Magacaabay Lataliyaha Gaarka ee Madaxwaynaha Galmudug

mahadsalaad

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Magacaabay la Taliyihiisa Gaarka ah.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa la Taliyihiisa Guud u magacaabay Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Qoor qoor ayaa horay ugu Magacaabay Saaxiibadii Mahad salaad wasaaradaaha kala ah Xildhibaan Fiqi wasiirka Amniga Galmudug iyo Sabir Nur Shuriye Wasaarada dekadaha iyo kaluumeysiga galmudug.

Mahad Salaad, Fiqi iyo Sabir nuur shuuriye ayaa ah Mucaaradka dowlada Soomaliya lama garanayo Ujeedada uu ka lee yahay Madaxwaynaha Galmudug Magacaabistooda.



Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.