Jigjiga:12 Xildhibaan oo ka tirsan Deeganka Soomalida oo xilkii laga qaaday

mustaf

Gollaha Xildhibaanada ee deegaanka Soomaalida oo kulan ku yeeshay xaruntooda Magaalada Jigjiga ayaa xasaanada Xildhibaano ka qaaday 12 Xildhibaan kuwaas oo lagu eedeeyey inay ku kaceen anshax xumo, musuqmaasuq iyo rabshada.

Xildhibaanada Xilka laga qaaday waxay kaliyihiin

Maxamed Axmed Layli
Axmed Aadan axmed
C Waali Axmed Faarax
Mahad Xasan Maxamed
Shaafi Cashiir
Nadiir Yuusuf Aadan
C risaaq C Laahi Belyi
Yuusuf culmi isaaq
Axmed xasan nuur
Yuusuf axmed xirsi
Nimcaan claahi xamare
C raxmaan curaagte

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.